Guluf dumar rag ma ku jabay Q2aad

Asc dhamaan walaalayaal waxaan salaamayaa dhamaan ummada muslimiinta ah meel walba oo eey joogaan gaar ahaan soomaalida salaan kadib waxaan sheekadeeyna ku soo qaneeynaa sheeka gaaban_
hadba dumar haduu kuu tashtaa sideey talo ahaaneeysaa_
waa maalim jimca ah cabdi salaam waa wiil ku bar baaray meel magaala ah laakin ku dhashtay tuulo wuxuu haatan ku noolyahay magalada xamar cabdi salaam wuxuu ahaa wiil aan daneeyn hablaha hadba tuu doona la baashaalo maadaama uu yahay wiil aad u quruxbadan
maanta cabdi salaam wuxuu la kulmay gabar ay iskula dhashteen meel tuula ah laakin ayadana goor hore soo gashay magaalada kana warqabtay sida uu hablaha u galo laakin asaga kama warhaayo wuxuu kaliya rabaa waa hal habeen iyo shumis
salaan ayaa dhex martay laakin ikraan takano ayeey u heeysaa wiilkaan waayoo wuxuu guursaday gabar ay ilma adeer ahaayeen ikraan dabadeedna ku inkiray cunugii
laakin nasiib daro isagu iskuma yaaqanno midba gooni ayuu u yaaqaanaa_
ikraan waa gabar aad u qurxan laakin waa ay caqli badantahay _ haaheey sheeka ayaa dhe martay wada hadal dabadeed waa leeys balamsaday cabdi salaan alahiis ka alla sida wax loo rabo ikraan waxeey aad u heeysataa taageero farabadan oo ayagoo xook ah beey u hashiiyeen waxaana la doonayaa sidii looga cad goosan lahaa_
waxaa la gaaray waqtihii balanta wiilkaan waa wiil caarboon wuxuuba ku taamayaa inuu meel sahlan wax u joogaan
balse xaajadu saa ma’ahan oo kaarta kalaa jirta cabdi salaam waxaa uu tagay meel darjiin aheeyd oo lagu balamiyay wuxuu sugaaba waxaa u imaaday ikraan oo aad u libosan waxaa lawada aaday dhanka xaaafada ilkraan waxa lageeyay qol aad u fiican waxaa loo soo qasay cabitaan liimoon ah iyo barf waxaa loo keenay qada waa lawada qadeeyay waana leeys mar xabeeyay cabdi salaan maalintaasi waxaa galay dareen hami jaceeyl waayoo ikraan waxeeey aad ugu fur furtay dabeecada waxeeyna tusisay quruxdeeda _ waxeey ahaataba cabdi salaan wuxuu adaay xaafadiisa asigoo aad u faraxsan dhahayana walaahi gabadhaad raadineeysay ayaadba hada heshay
maalintaasi oo dhan wuxuu jiifay sariirta marba waxaa ku soo dhaceeysay sida ay ugu dhoola cadeeyneeysay maba kadaalin illaa uu isla maalintaasi is bedelo
wuxuuna aaday dhanka xeebta oo uu u socday ciyaar durba inta uusan bixin waxaa telka xaafada soo wacday ikraan oo awalba taqaanay nambarka xaafada waxaana qabtay telka gabar asi ka yareed waxaana laweeydiiyay cabdi salaam weeyna
ugu yeetay waaba ikraan
salaan baa la is dhaafsaday waxaana lagu dhahay

macaanoo maanaa kaamaarmo
mudaan ku jeclaa maankeeyga kutabayay
muraaadkeeygu ahaa inaad misbaax ii ahaatoo
minan yeelanoo mulki iyo muhanad aan maaweelinoo
siduu moowla ka dhigo aan isu maamilulno

waah waah
wuu dhalaalay waxeeyba la noqotay dhalanteed wuxuu ku jawaabay_

macaaneey murti mahaayo
mala awaal kuma jiro
muraad kale malihi
muxibaandareemay
maankaad iga saaqday
markastaa waxaan ku muusaawaa
muuqaada wanaagsan
miisanka hadalkiyo
u maceenida maankeeyga

intaa markii la is dhaafsaday baa lawada balamay maalinta jimcaha ah si loo wada kifaaxo_
la soco qeeybta kale iyo maalmaha soo socda

qalinkii shaacirshidane

Advertisements

One comment

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s