Guluf dumar rag ma ku jabay Q4raad

waxeey ahaataba cabdi salaam wuu tagay xaafada maalintaa ikraan waa ay xanuun saneeyd nasiib wanaag waa ay yara rooneeyd waxa ay u soo baxday banaanka si ay u soo dhaweeyso wiilkaa cadbi salaam ladhahaa waxayna soo galeen qolka fadhiga maalintaa waxaa u adeegayay amal oo ah ikraan walaasheed ahna gabar aad iyana u quruxbadan
amal durbadiiba waxeey isha u jabisay cabdi salaam ayadoo la socotay sheekada gabdhaha cabdi salaan.
shalay ayeey ka noqotay wuu yaabay damac xumaa dareen baa qaaday oo wuxuuba ku fikiray inuu ayada ku dayo laakin meesha waxaa joogta ikraan oo hadal ma oran karo weeeyna ka dhaqaajisay amal ayoo ujirisay cabitaan inta ay ku maqneeyd cabitaanka amal beey yara iska sii sheekeeysteen ikraan iyo cabdi salaam ayagoo kawada hadlaya guurkooda iyo in uu ddoonayo inuu soo gaba gabeeyo hoowsha __
ikraan waxa ay ugu weeytahay qoyska dhamaan
ahalkana wa ay jecelyihiin waayoo waa gabar hoowl karta, ixtiraambadan qaraba jecel wiji fur furan dabci leh aan marnaba si u liidan)))))
cabdi salaam oo hadlaya ikraaneey:
inantii kaafisay qalbigaay kun jeer kuusheegay
kalmad wacnoo waayahaan ku taamayay
inaan kaamil yeelo guurka
kaftankii aqalka
kalsoonidii nolosha
kurba la,aan iigu imaad
aan wada kifaaxneeee________
ikraan oo u wajaabeeysa
kaafiyoo kamaalkii nafteeydaay
kariimkaa nawada kursiiyoo
naga kobciyay kurbo
haatan adaan kuu ahay kuu noolahay
marna ku kali yeeli maayo
kadiska daa weeynu kulmi doonaa
kabba aan wataan wali ii kaali noqonoo
waan kuu xiisay
________-
wa maxaay kabada ayuu cabdi salaan ku dhahay asagoo naftiisa u jawaabaya mar labaab ku celshay ma inaan cidda in aad u sheegtaad dooneeysaa____
ikraan oo neef ka soo fuqday
haa wax garab baatahay waana halaha aan kuugu jeclaaday macaane
intaa marka ay sheekada mareeso ayaa waxaa imaday amal oo soo diyaarisay cabitaan iyo qado halkii baana lagu wada qadeeyay xooga laguna kaftamay_
waana la balamay iwaxaana lagu balamay in la soo gaba gabeeyo
cabdi salam oo aad u faraxsan mar mar dhahaya
amaan adi lee agtaada ahaadaa macaanto
laakin waxaa lagu qanciyay
ha wal walin gacaliye waad ii ahaan doontaa dhabteeyda_
waana lakalatagay ikraan oo dib u soo labatay kaligeedna hadleeyso alla yaa u sheego alla yaa ogeeysiiyo xaajadu sida ay tahay kulahaa amaanba iskala kaajoogaa bax dheh balaayada asaaba asaa shalaayi doonee –
dhamaan waxaa looyeeray gabdhihii waxaana lagay wada tashi iyo lug gooysmo wanaagsan
ikraan waa ayba aroosi doontaa laakin ma cabdi salaamaa mise))))))))________
ikraan waxa ay jeceshahay wiil kale oo ay balan kaqaaday waxa ayna kutala jirtaa aroos meher ah inuu dhaco waxa ayna dooneeysaa ineey kulmiso dadka magaalada sidee baa loo heli karaa sidaasi mar hadii larabo in laceebeeyo willkaan lagana haajirijo magaalada si uusan ugu saqajaamin gabar dambe___
dhanka kale cabdi salaam aabihi ayuu xaalka u sheegay waana laga aqbala haduu aroosayo ikraan oo ah gabadha xaafada ugu qiimaha badan +__
ikraan waxa ay wacday sxbkeeyda rumaad oo ah hanad una sheegtay in ay haatan diyaar tahay waqtina qabsato si ay isku mehersadaan_waxa uuna u sheegay khamiista _
asigoo reer soo dirsaday reerkiina laga aqbalay____
ikraan durbadiiba waxeey wacday cabdi salaam waxa ayna u sheegtay in ay diyaar tahay waqtigaana ay dooneeyso inuu soo doonto _
cabdi salaam aabe ayuu usheegay odaygiina wuxuu qabtay dhanka xaafa asigoo wata odayaal

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s