Guluf dumar rag ma ku jabay qeeybtii 3xaad

Waxaad moodaa in meesha ay tahay meel ay ka maqanyihhin cabdi salaam iyo ikraan xoogaa kadib halmar waxaa soo muuqaday wiil iyo habar isla socda oo waaba cabdi salaam iyo ikraan_
gabdhaha qaar waxaa ka muuqda caro garanmaayaan qofka uu lasocdo
kala ma oga_laakin goobta ayaa lasoo wada istaagay gabar walba waxeey isku diyaarisay in ay u dhaqaaqo dhanka gacaliyaheeda_dhamaan halmar ayeeyna wada istaageen dabadeed shaki ayaa imaaday maadaama indhaha ay wada qabteen hal wiil_

Cabdi salaam oo hadlaya

Haye waan idin salaamay salaan kadib gabdho aniga ayaa idin balamiyay waxaana idiin sheegayaa in aan maanta helay jaceeylkeeyga dhabta ah waana gabadhaan ikraan oo aan aad u jecelahay sida aad la socotaan aniga waan iska luuqma badanahay laakin xaqiiqda waa tan hana la ogaado maanta kadib xiriir majiro waxaan aheeyn walaaltinimo
halkaa waxaa ka dhacday aflagaado_iyo waxyaabe kale laakin ikraan waxa ay kaliya ku soo gaabsatay gabdho indhahiinna ka duwa wiilka cusbana waa ay fir dhisay xanaaqii oo sii batay ayuu cabdi salaan ka dhaqaajiyay asiga iyo ikraan dibna ugu laabteen dhankaa iyo xaafada
waxaana leeys dhaafsaday sheekadaan

ikraan baa hadashay dhahdayna_
cabdi salaam aniga waxaan ku siiyay
qalbigeeyga qal qalka iska saar
qaalibaa katahay agteeyda_
quruxdaada wanaagsan_qaayahaaga ila qalibmay
kaa quusan maayoo_qaadirkii na uumaa
qaladkii jiraa qabtee_
hadaan quluub kala leeyahay_
qarka iska tuur aan wado_
waa qasaaroo_
kuuma quura qaaliyoow

Cabdi salan oo aad moodo inuu farxad la qalali rbo qorshaha lawatana aan waxba ka qiyaasi karin kaliya u muuqata quruxda ikraan baa isna dhahay_
qaaliyeey ina qaaya luul_
qamar lamoodyaay_
qaayahaaga wacan baa leeygu qabiroo
qalad inaan kaa galaa_qalbigaada ka saar_
qufac beey iga tahay_ku qayaani maayo_
waan kuu qisoonayaa_qaadir na uumaa
qalad jira qiyaasee_
qal qalka daa waa kuu qushuucee
intaa marka leys dhaafsaday baa lakalatagay leeysna macsalaameeyay qof walbana asigoo farxad muujina ayuu xaafadiisa aaday_
alla yaa u sheego alla yaa ogeeysiiyo sida qorshuhu yahay waa qalad qalad ku sax_
qiyaano dumarna looma babac dhigi karo_
guluf dumar rag ma ku jabay qeeybtii labaad halkaan ka aqrsi
asaxaabtii uu lahaa waa u jaray oo maanta ayuu ku soo hor xarakeeyay sida gaari gawaari baasaya oo kale buu fareejaha u daaray oo waa uu ku soo daadiyay yaab
ikraan waa sidii ay u buktay sheekadu waxa ay mareeysaa halkee loo baahnaa oo baahalkii ladoonayay wuu bukaa bogsiinadiisuna waa ikaraan _
ikraan waxeey aaday xaafada waxeeyna kula kulantay asaxaabteeda qaar waxa ayna uga sheekeeysay sida xaal maraayo xaajaduna waa ay soo dhawdahay waxaana ladoonayaa kaarto lagu ceebeeysan lahaa magaaladana looga saari lahaa ama uu wajiga la dedan lahaa ceeb daraadeed

waaa lawada fikiray waxaana la gu kala tagay in mar jale leeysku soo laabto lana fiiriyo qaabka ugu wanaagsan ee lagu ceebeeysan karo_
cabdi salaan wuxuu tagay xaafada sida caadada u aheeyd wuu iska qabeeystay wuxuuna aaday qolka jiifka wuxuuna galay inuu iska hadlo kaligiis jaceeyl awgiis wuxuu qoraa waraaqo wuu jeex jeexaa marba mid ayuu qoraa oo uu ku diyaariyaa gabayo kala duwan oo ad u macaan amaan na ah waxaad moodaa inuu waaalanyahay waqti yar uun baa lagu saaqay waa nin nabsi haayee yaa u daahaya _
nabsigu xumaa naafeeyn ogaa
ruux kii gardareeysaa ku nuux nuuxsa ogaa
nimaan ogeeyn noloshii rumaad la rafan ogaa

Yaanan war kuugu daalin cabdi salaam wuxuu la hadlaba nafyiisa wuxuu soo qaatay telkii leend leenka ahaa wuxuu wacay ikraan laakin ikraan oo aan dooneeyn in ay lahadasho baa ku amartay walsheeda in ay dhahdaa weey maqantahay

hadba maalintii sagaal jeer buu soo wacaa habeenkiina kaba daran yaab ahaa
waxa lagaaray waqtiyada fasaxa wuxuuna soo aaday xaafada ikraan oo ku taalay degmada yaaqshid xaafada juungale_
halka uu asiga degnaa degmada cabdi caziiz waxa uu imaaday salaadii jimcaha kadib laakin ikraan weey xanuun saneeyd lasoco qeeyta kale ee 4xaad shafka115@hotmail.com waa sheeko xiisa badan

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s