Guluf dumar rag ma ku jabay

waxa lagaaray waqtigii waa maalin jimca ah cabdi salaam wixuu ka soo baxay qudbada wuxuuna abaaray dhankaa iyo xaafada ikraan_
ikraan iyo dhamaan gabdhihii waxeey is arkeen isbuucii aan soo dhaafnay waxeeyna uga sheekeeysay halka ay u mareeyso sheekada waxa ayna ku balameen sida tan._
sxbeey ikraan wiilka waqti badan wad , illaa uu magacaada uga heeso waxaan dooneeynaa inaan meel saarno tusnana in haween lagu aadin
guluf dumar rag ma ku jabay: qeeybtii 1waad halkaan ka aqriso
wuu is mahdiyay wuxuu mooday inaan liidanno laakin ma oga khiyaanadeeyna_
haa abaayo saas yeel iskana ilaali adlee ha jeclaan oo yeeynan arinku beerta nala galin_
okey okey ayaa lagu kala tagay_
alla naag kuu tashatay maad ku aadaa
ar inanku yaa u maqan raguse ma oga in ay dumarku si cel celshaan mar marka qaar oo seey tahay wax uma sameeyaan_
cabdi salaam wuxuu imaaday xaafada waxaana iridda albaabka diyaar ugu ahaa ikraan oo sugeeysay
waxaan loo gudbiyay qolka fadhiga waxaana lawada galay sheekeeysi_
nin wax jeclaaday waa doqone wuxuu soo bandhigay afaarihiisa jaceeylka iyo inta dumar ee uu hada la socdo inta uu khiyaanay iyo in uu kuwaasi dhan been u sheegoowo balse intaasi wuxuu u raaciyay in ayada oo lakiya jecelyahay
laakin ikraan waxeey guda gashay in ay dhahdaa ani kuma aamin sani waayoo waxad ii khiyaaneeysaa sida hada aad kuwaani u khiyaani rabto
wuu u dhaartay wuxuuna ku qanciyay in sida ay ku qanacdo uu u sameeynayo_
ikraan : hadii ay saas tahay dhamaan naagaha aad la socotaa wada balami halmeelna kuwada balami aan waan kasoo qeeyb galaaa waxaana imaanaa goobtaasi waxaana ku leeyahay dhamaanteeyna mid dooro ee markaas hadii aad i jeceshahay aan kaa arko ani intaas ayaan ku qancaa
waayahay ayuu yiri waa lawada balamay isbuucii dambe__
waxaana lagu kala tagay is mar xabeeyn iyo farxad _
cabdi salaanoow yaa kuu maqan alla muxuu dhib ku qabsan doonaa_
dhanka kale ikraan iyo dhamaan saxaabteedii weey wada kulmeen waxeeyna uga sheekeeysay sida ay ku balameen
cabdi salaam wuxuu guda galay in uu mid walbaa wacaa una sheegaa in uu arimo kaleeyahay wuxuuna ku balamiayay meel ay isku imaan jireen dadka doonaya in ay kulmaan oo aheeyd meel caan aheeyd waxaa lagaaray waqtiga maalmaha nasiinada waa maalinta jimcaha
qof walba waxeey aadaa halka ay ku faraxsantahay qaraaba salaan saaxibadaada_saaxibkaada_iwm
si walba ha ahaatee waxaa lagaaray jimco waa 3dii galabnimo waxaad moodaa in meesha wax ka jiraan waa 7naagood hal wiil beey wada sogayaan qaar waxaa kujira ilmo adeer isugu adaan _qaar qaraabo hoosaad eh_mid walba wajiga ayeey kala dad banayeen lasoco qeeybta3 xaad
shafka115@hotmail.c

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s