maxaa nagu soo kordhay

Dhul aan u wada dhalanay ee soomaaliya waxaa ka aloosan xaalad xun waxaana ka jira madax daneeystayaal ah kuwaasoo qaarkood ku shaqeeya dana qabiil iyo mid urur

Hadaba sida aan nala wada socono waxaa nagu soo kordhay dowlad soomaali taasoo aan aheyn kumeel gaar

Rajada ummada soomaalida waxaa kamid aheeyd iyadoo lagu naanoolayay doowlad midnima qaran leh oo ka dhalata soomaaliya balse haatan waxeey u muuqataa wali dad danahooda ku dhex wata siyaayada soomaalida maanta

Posted from WordPress for Biyacade

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s