qiso cajiib ah oo dhab ah

Qiso diini ah oo gaban oona na tuseesa
wadada
saxda ah ……….
Waxaa jiray wiil dhalin yara ah oo 16 jir ahaa
woxoo ahaa wiil ey waalidiintiisa ku da
daaleen
tarbiyadiisa woxoo ahaa wiil diinta ku fir
fircoona oona jeclaa mar walbo in afkiisa iyo
gacantiisa dadka ey ka nabad helaan dad ma
uusan dulmin jirin salaada waqtigeeda ayoo
ku
dukan jiri sadaqada woo dhiiban jiray
macsidana woo iska ilaalin jiray woxoo ahaa
nin naftiisa ka adag maalin maalmaha ka mid
ah asagoo fadhiya masjid aqrinaayana
qur,aan
woxoo sugaayi salaada casir ilaa laga
aqimaayo kadib daqiiqado waxaa loo istaagay
salaada woxoo isku duubay kutubki uu
aqrinaayi woxoo u istaagay salaada in uu
dukado kadib woo wareeray wadnaha ayaana
aad u garaacmay woxoo ku dhacay dhulka
waxaa ku soo kala orday dadki masjidka ku
tukanaayi waxaa loola orday isbitaal marki
diktoorka loo geeyay ayaa la baaray diktoorka
woxoo ogaaday in uu aad u xanuunsanaayo
xaladiisana aad ey u xuntahay kadib
diktoorka
oo naxsan oona is dhahaaya ninkaan bad
baadi
ayaa wiilki woxoo gacanta ka qabtay diktoorka
woxoona dhagta ugu sheegay diktoorki woo
ooyay wiilki woo asha haatay woona dhintay
kadib ayaa dadki wexey weydiiyeen moxoo
kuu
sheegay wiilkan intuusan dhiman markaas
ayoo
diktoorki yiri woxoo igu yiri ,,,..,.. diktoore
waxba ha is daalin aniga booskeega aan
janada
ku lahaa hada ayaan arkaa …… subxaana
allaah ……….
{ ﺇﻥ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﻗﺎﻟﻮﺍ ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻟﻠﻪ ﺛﻢ ﺍﺳﺘﻘﺎﻣﻮﺍ ﺗﺘﻨﺰﻝ ﻋﻠﻴﻬﻢ
ﺍﻟﻤﻼﺋﻜﺔ ﺃﻟﺎ ﺗﺨﺎﻓﻮﺍ ﻭﻻ ﺗﺤﺰﻧﻮﺍ ﻭﺃﺑﺸﺮﻭﺍ ﺑﺎﻟﺠﻨﺔ ﺍﻟﺘﻲ
ﻛﻨﺘﻢ ﺗﻮﻋﺪﻭﻥ }

Posted from WordPress for Biyacade

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s