ILMA HADEEY EDEB LAHEEYN ABOOTADEEY U IL JEBSHAAN’

Laga yaabee In aad maqashay magac iyo musiibo maalin beey ku raacaan

Hadii aad maqli jirtay SNM’ SSC’ USC’ iyo wixii la mid ah maanta waxaa soo baxay ‘ Ururo is biirsaday kuwaasoo La baxay sida ‘TAYO’ AALA SHEEKH’ DAAMJADIID’

Halka wadaad isku sheegyaasha ay la baxeen
ITIXAAD’ ICTISAAM’ ALSHAABAAB’

Dhamaantooda waxaa ku hoos duugan dana gaar ah kuwaasoo lagu soo dhisay maskax shisheeye

Sida ma muuqata Ducada soomaalida marka ay dhib arkaan alle waxeey ka baryaan in uu ka bad baadiyo dhibaatadaan Balse kuma daraan alloow badal kheeyr leh sidaa waxaan u leeyahay waxaan arkay culima badan oo is habaaraya balse wali ma’ aanan arag mid midka kale u duceeyanaya

Soomaaliya waxaa la dagay jahli fara badan waxaana ka faaiideeystay niman la baxay magaca AL ITIXAAD kuwaasoo dhaqaale ku raadsaday magaca soomaali kuna helay dhaqaalihii ay rajeeynayeen

Ayagoo ka faaiideeystay suufiyada oo ahaa wadaado aad u cibaada badnaa misaajidkana aan ka bixin dadakana aan dulmin waxeeyna wax bareen dhamaan umma soomaalida kan yar iyo kan weeynba

Hadba qoom meel kuwada nool khilaaf waa laga dhex helaa balse waxaa adag xalkii lagu mideeyn lahaa

Dadkii ay wax bareen waxaa ka soo baxay wadaado caasiyaal ah ee aan cilmigooda naafic noqon

Wali lama arag nin soomaali wahaabi ah oo aan aflagaado kula kicin culimada soomaaliya
ILLEEN waxaa la yiri:

ILMA HADEEY EDEB LAHEEYN ABOOTADEEY U I’ll JEBSHAAN

Wahaabiyadu waxeey noqdeen kuwaas oo kale

Sheekhii wax baray ayeey ka badsheen

Yacnii kaa bartay kaabadi ayeey sheekadii ka dhigeen

Hadii aad dib u sii raacdo qolyaha wahaabiyada ah badankooda waxeey ahaayeen yaraantoodii kuwa dadka dhiba waxaa ka buuxa niman caamiyaal ah oo garka deystay misana aad moodo xaafid quraanka yaqaan cilmigana ku dheereeya
Marka uu hadlayana waxaad moodaa dibi yeeraya
Asaga ku oranaya waxaas waa gaalnimo qolya hebel diinta waa ay ka baxeen ‘ qudba sirada waa sino weeyn ‘ ninkii naag masaafeysta naagtaasi xaaraan buu kula seexday

Hadii dib loo raaco hooyadii waxaa lagu guursaday waxa aan soo sheegnay xitaa asaga ilmaha u dhalay sidaasi ayuu ku dhalay

Nin hooyadii dhahay hooyadey waxeey igu dhashay sino muxuu ka dhigmaa ninkaasi

Maalin cadeey xilligii maxaakiimta ayaa nin istaagay isgooyska fagax asagoo qudbeeynaya ayuu yiri SINA BAA LEEYGU DHALAY
War heedhe Ninkaasi xukumkiisa muxuu yahay?

<

p class=”post-sig”>Posted from WordPress for Biyacade

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s