gabay aan ka soo xigtay Facebook wiil dhalin yara ah Mahdi Ali Weydow 1.Maatida tahriibtee qurbaha lagu maqaar siibay

Mahdi Ali Weydow
1.Maatida tahriibtee qurbaha lagu maqaar
siibay.
2.Iyo mudanahaan waalanee mooshin daba
jooga.
3.Labadaasu waa magac xumee miiska halla
saaro.
4.Mabda’ xaalkaan lagu moodo iyo marin
haloo keeno.
5.Mow jadaha jahliga iyo musuqu yay na
maashaynin.
6.Magaceeni soomaaliyeed ee mug
waynaaday.
7.Mad madowya miriraa galee dib halloo
mayro.
20 November at 11:36 · Public

https://m.facebook.com/mahdi.cali.12?fref=nf&refid=7&ft=qid.6085733596589104245%3Amf_story_key.6401673118627863826&tn=C

<

ul>

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s