ASTAAMAAHA LAGU GARTO NIN AAN GUURKA DAACADA KA AHEEYN

1: waa ninka marka uu ku arko iska dhiga sida qof kuu xiisa qaba oo aan kaa maarmin

2: waa ninka marka uu kaa tago isla markiiba dumar kale ku camirta waana kan hadalka badan oo bulshada ay u taqaanno shabeel naagoodka waa nin aan dan iyo xaaja kala heeyn guur toona

3: waa kan had iyo jeer is ku daya in uu jirkaada taabto ama uu kaaga sheekeeyo dhaqamada xun xun sida galmada ama raacada

4: waa kan meelaha bulshadu ay ku badan tahay jaceeylkaada ku soo bandhiga oo dadka tusiya in uu ku doonayo

5: waa kan marka aad ku soo qaado arimaha guurka kacaga jiida waa kan jecel in uu afka kaa baashaaliyo

6: waa ninka balanta aan laheyn
Waa kan had iyo jeer balanta ka baxa marka aad wax weeydiisana dhaar kuu mara aan xad laheyn misana ku sasaba asagoo dantiisa tahay shabeel naagood.

7: waa nin sheeka badan oo been badan waa nin af macaan waa nin aan kaa xanaaqin oo markasta soo jiidasho leh

W/Q: shaacir shidane

Advertisements

One comment

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s