Magaca muxamad ku soo badanaya dalka ingiriiska

Sida uu qoray websiye lagu magacaabo babycente ayaa sheegay in magaca muxamad uu noqday magac kan ugu badan ee caruurta ku nool ingiriiska loo bixiyo
Magacyada oliver iyo jack ayaa ahaa kuwa ugu badan ee caruurta ingiriiska loo bixiyo
Ayadoo hada uu kaalinta koobaad galay magaca muxamad
waxaa kale oo asna ku soo badana dalka ingiriiska magaca cali iyo cumar
Sarah Redshaw oo ah maamulaha xaruunta
BabyCenter,ayaa wargesyka The Gaudian u
sheegtay in kororka magaca Maxamed ay
keeneen muslimiinta Dalkaasi Ingiriiska
sanadihii dambe kusoo batay.
Markii ugu horeysay ayaa waxaa Dalkaasi
Ingiriiska lagu arkay 100 magac oo ah
Maxamed oo caruur ku dhalatay dalkaasi
Ingiriiska loo bixiyay sanadkii 1950, balse
hadda tiradaasi kumanaan goor ay korartay.

Posted from WordPress for Biyacade.

Fikir kaada ka dhiibo