Waa qeeybtii sheekada iyo qoraaga Ali mahdi Jila’ow

Mahdi Ali Weydow
Sheeko feera jebisa.

Nin taajira oo fadhiya baar shaaha laga cabo, ayaa waxaa soo hor istaagay nin faqiira oo mudo dheer raadinayay, waxaana dhex maray sheekadaan:

TAAJIR: sow hada ka hor meel iskuma arag, aniga iyo adiga?
FAQIIR: Haa, waa taa sababta aan maalin kasta meeshi u tago.
TAAJIR: hhh, walaahi, waa taa anna sababta aan maalinkasta meeshi ugu gembiyo.
FAQIIR: kursigaanu ma banaan yahay?
TAAJIR: Haa, kanuna waa banaan yahay, hadii aad laba kursi ku fariisan karto.
FAQIIR: kee, mudane?
TAAJIR: Midkaan aan ku fadhiyo.
FAQIIR: maya, maya, ha bixin mudane, sheeko yar baan kaa leeyahaye.
TAAJIR: Maya abti, kuwa kaloo sheeko iga leh ayaan ka cararayaa.
FAQIIR: Xaaji horta number kaadi muxuu ahaa?
TAAJIR: 06f57ß924£33.
FAQIIR: Xaaji number kaan xarfaa ku jira.
TAAJIR: Waa lagu og yahay xafaha, ee kaa igasoo wac.
FAQIIR: Bal horta wax yar fadhiiso, aar goosataan noo dal baahe.
TAAJIR: Maya abti, dhaqtar baa ii diiday aargoosatada.
FAQIIR: Hadaad ii ogolaan lahayd inan wax yar kula hadlo, farxad baan ladhiman lahaa maanta, xaaji.
TAAJIR: sxb haddaan naxdin u dhiman rabaaye, wixii sheeka ah, number-kaa igasoo wac.

1 June at 18:34 · Public

Posted from WordPress for Biyacade.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s