qisa cajiib ah faaiidada astagfaarta

Waxaa jiray nin daris lahaa masaajid ninkaasi wuxuu ahaa nin saalix ah oo wanaagsan
Wuxuu sameeyn jiray rootiga yacnii rootile ayuu ahaa ‘ marka uu cajiinka qasayo ama uu rootiga foornada galinayo’ ama uu ka soo bixinayo wuxuu oran jiray ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ
ﺍﻟﻠﻪ ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ
ﺍﻟﻠﻪ ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ
ﺍﻟﻠﻪ

Ninkaan wuxuu ahaa nin aana afkiisa ka saarin dambi dhaaf weeydiisashada alle la weeydiisto

Ninkaan oo ahaa nin hela wax kasta uu alle weeydiisto ayaana hadana aan helin hal sheey uu aad jeclaa in uu arko

Habeen habeenada ka mid ah baa waxaa magaaladii tagay imaam axmad binu xambal wuxuu galay masaajid waqtigii la xirayay misaajidka markii la gaaray baa imaamkii lagu yiri waxaa la gaaray waqtigii misaajidka la xiri lahaa ee ka soo bax balse imaamkii ayaa ku jawaabay. Ma heeysto meel aan seexdo
Waardiyihii baa ku yiri ka soo bax inta lugta ka qabtay ayuuna banaanka u soo tuuray

Ninkii rooti lahaa ahaa baa arkay arxan darrada waardiyaha misaajidka

Ninkii baana inta imaamkii soo qabtay ku yiri: caawa anaad ii marti tahay wuxuuna salli u dhigay meeshii uu rootiga ku duban jiray

Imaamkii ayaa arkay ninkaan waxa afkiisa ka baxaya oo ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ
ﺍﻟﻠﻪ. Ah markaas buu ku dhahay ilaa iyo musso intee la eg baad arinkaan ku sugan tahay wuxuuna ku jawaaba illaa dhowr sano
Imaamki ayaa dhahay oo maxaad ka heshay abaal marin ah

Wuxuu dhahay wixii alle aan weeydiisto waan helaa
Wixii aan ka magan galo amaan baan ka ahaadaa.
Balse hal arin baan alle weeydiistaa walina ma helin.

Imaamki ayaa weeydiiyay oo ku yiri oo waa maxaay?

Wuxuu ku jawaabay in aan arko axmad binu xambal

Imaamkii ayaa yaabay oo ku tiri waxa caawa kuu martida ah waaa asagii oo lugta inta lugta laga soo qabtay misaajidka laga soo saaray

Wadaadkii aad kuu u farxay wuuna soo dhaweeyay

Dulucda qisada

Waxaan ka fahamnay in alle oo la weeydiistaa dambi dhaaf ay tahay tan guusha nololsha lagu gaaro

Waxaan kaloo ka qaadaneeynaa asluubta imaamka ee markii misaajidka laga soo saaray uusan oran waa hebel ee uu isaga soo baxay

Qisadaan waxaan ku arkay qisooyin qaar
Biyacade.wordpress.com

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s