Is qab qabsi aan dhamaan iyo qabiil joogta ah qaran dumay iyo qolya qaad doon ah

Is qab qabsi aan dhamaan iyo qabiil joogta ah qaran dumay iyo qolya qaad doon ah

Waxaa soomaaliya u tashaday afar jeeble aan quraan aqoonin
Afar xaasle ilma koris ah oo qaran aan aqoonin
Qabyaaliiste qarnigiisii dhamaadoo aan qaab kale aqoon baa wadankii qaribay

Waxaa sii dheere ah qolya shisheeye u adeega iyo gaalada midowday oo quud raadis ah

Waxaa qeeb kale ka soo baxay qolya qaran dumis ahoo qiil ka dhigtay waana la qiyaamay

Isku soo wada duube waxaa qarankii qasay qarash doon mid ahoo baddi quud ka raadshay

Wax ba yaana qalad galine waxaa quluubta iiga taal waxa wadankii qaribay

 

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s