Sedax sheey qofkii daaimtaa cudur aan la’ aqaanin baa dila

Sedax sheey ninkii daaim taa cudur aan la’aqaanin baa dila

Khamrada: Ninka kahmara cabista badan waxaa dila cudur aan la’aqaanin.

Cunnada: Ninka daaimta raashinka ee ka dharga had iyo jeer cudur aan la’aanin baa dila.

Galmada Ninka daaim ta galmada haweenka cudur aan la’aqaanin baa dila.

.
Waxaa la yiri: “Qofka caaqilka ahi waa kan saddex waxyaabood joogteysta, ha yeeshee
aan badsan: Cuntada, socodka iyo galmada. 

Waxa kale oo la yiri: “Geedka ninku waa sida candhada xoolaha, haddii la liso wuu
dararaa oo godladaa, haddii la daayana wuu guraa. Nin tilmaamaya siduu galmada u
jecel yahayna wuxuu yiri: “Saddex baan la’iga maareyn karin: Hilib la cuno, hilib la
koro (sida fardaha) iyo hilib hilib lagu liso
(sida haweenka)”.
Nin baa asagoo wiilkiisa la dardaarmaya ku yiri: “Wiilkeeyow, dumar la xaajoodkood
haku dheeraan yaanad ka xiisin ayana kaa xiisa dhicine, inaad ka joogsato adoo u
jeellan baana laguu qaatay intay adoo jilcan ku jiidjiidi lahaayeen”.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s