Maxaa nagu soo kordhay

Waxaa soo kordhay In Cumar cabdi rashiid ra’isul waraase loo magacaabi doono.

Madaxweeynaha soomaaliya oo danahiisa ka dhex arkay cumar cabdi rashiid oo jecel daawshada ciyaaraha aadna u taageero arsenal ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in loo magacaabo ra’isul wasaaraha soomaalia.

Cumar cabdi rashiid oo saakay ay keentay diyaarad khaas ah ayaa waqtigaani ku sugan hoteelada muqdihso mid kamid ah.

Cumar cabdi rashiid ayaa ahaa ra’isul wasaarihii sowladii shariif shiikh axmed ee 2009 kii asagaa xilka iska casilay 2010 kii.

Cabdi rashiid cali sharmaake allaha u naxariiste oo ahaa aabaha Cumar cabdi rashiid ayaa noqday madaxweeyne iyo ra’isul wasaare 1964 ilaa 1967.

Dadka saadaaliya siyaasada soomaaliya ayaa sheegay in Cumar cabdi rashiid uusan ahaan doonin qaabkii lagu bartay
Ayadoo laga yaabo in ay siyaasada dalka ay gasho xaalad ka xun tii Cabdi wali shiikh oo Xasan shiik ka waayay danahii ururka DAAMJADIID.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s