Lacagta koonfur afrka oo qiima dhac hoose ku yimid iyo dhaqaalaha wadanka oo liita

Koonfur afrika wa dal ku yaala koonfurka afrika wuxuuna kamid yahay wadama ugu dhaqaalaha badan afrika.

Lacagta koonfur afrika oo lagu magacaabo RAND ayaa laga dareemaya qiima dhac baahsan oo soo wajahay.

2007 kii $1 wuu ahaa 6.10

2014 ayaa la arkay qiimihii ugu badna ee la sarifo lacagaha dolarka

$1 ayaa hada la sarifayaa 11.60 oo u dhiganta laba u jibaar qeebti 2007 la sarifi jiray

Tani ayaa lagu macneeyay dhaqalaha wadanka oo liita

Dadka falanqeeya siyaasada iyo dhaqalaha ayaa sheegay in madaxweynuhu sameeyay is daba marin baahsan taasoo kentay in uu dhaqaalaha yaraado.

Wadanka koonfur afrika ayaa ah wadan is buuxda uga so kaban kara dhibaata kasta wuxuu ka mid yahay wadamada keydka leh

Jaceeylka.wordpress.com Kala soco Arimaha diinta, Qisooyin cajiib ah, Arimaha bulshada. iyo ila qosol

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s