Gudiga Heshiisiinta Biyamaal Iyo Habad Gidir Oo Beeniyay Hadal Kasoo Baxay Shariif Xassan. (Dhageyso)

Gudiga beelaha hishiisiinta beelaha Habar
gidir iyo Biyamaal ayaa kasoo hor jeestay
war kasoo baxay hogaamiyaha maamulka
Koofur galbeed Shariif Xassan, warkaas oo
ahaa in isagu uu heshiisiiyay beelaha.

  • Gudiga heshiisiinta oo ay abaabushay
  • Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo
    labada beel oo ku shiray magaalada Marko
    ayaa si wada jir ah u sheegay in Shariif
    Xassan uu ku been abuurtay islamarkaana
    uu sheegtay shaqo ay iyagu qabteen.

      Waxay sheegeen in hawlaha dib u
      heshiisiinta ay meel wanaagsan u marayaan
      rajadooduna tahay mid aad u wanaagsan,
      waxayna ka digeen in colaad hor leh la dhexdhigo qabaa’ilka.

    Halkaan dhageeyso

    radioalfurqaan.com/?p=24816

    Biyacade

  • Advertisements

    Fikir kaada ka dhiibo

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s