status Dhageeyso umal oo u qiil raadinaya gaaladii rasuulka caaysay dana aduunyo awgeeda

umal oo u qool raadinaya gaaladii rasuulka caaysay sheegay in aanan lala jihaadi karin ama lala dagaalami karin asagoo hadlaya wuxuu yiri

Munkarka aad inkireeyso waa in uusan ka dhalan mukar kale. Nabiga SCW xilli uu joogay kacbada waxaa ka dhex buuxay sanamyo asagoo sujuudsan baa mandheer la dulsaaray .

Hadaba rasuulka wuxuu ahaa war suge eebihiisa la hadla mana aheeyn ruux fikirkiisa ku shaqeeya ee wuxuu ahaa rasuul la soo dirsaday had iyo jeer na aan far taagi karin illaa amar eebbe mooyee

Hadaba annagu miyaanu lamid nahay rasuulka? Waa maya!!
Sababtoo ah arasuulka alle wuxuu nooga tagay kitaab dhameystiran oo wax kasta ku qoran yihiin asagaana ah marjiga loo noqonaya halka rasuulka marjiciisa uu ahaa alle uun.

Alle wuxuu rasuulkiisa ku yiri:ﻗﺎﻝ ﺗﻌﺎﻟﻰ: ﻗﻞ ﺇﻥ ﻛﺎﻥ ﺁﺑﺎﺅﻛﻢ ﻭﺃﺑﻨﺎﺅﻛﻢ ﻭﺇﺧﻮﺍﻧﻜﻢ
ﻭﺃﺯﻭﺍﺟﻜﻢ ﻭﻋﺸﻴﺮﺗﻜﻢ ﻭﺃﻣﻮﺍﻝ ﺍﻗﺘﺮﻓﺘﻤﻮﻫﺎ ﻭﺗﺠﺎﺭﺓ ﺗﺨﺸﻮﻥ
ﻛﺴﺎﺩﻫﺎ ﻭﻣﺴﺎﻛﻦ ﺗﺮﺿﻮﻧﻬﺎ ﺃﺣﺐ ﺇﻟﻴﻜﻢ ﻣﻦ ﺍﻟﻠﻪ ﻭﺭﺳﻮﻟﻪ
ﻭﺟﻬﺎﺩ ﻓﻲ ﺳﺒﻴﻠﻪ ﻓﺘﺮﺑﺼﻮﺍ ﺣﺘﻰ ﻳﺄﺗﻲ ﺍﻟﻠﻪ ﺑﺄﻣﺮﻩ ﻭﺍﻟﻠﻪ ﻟﺎ
ﻳﻬﺪﻱ ﺍﻟﻘﻮﻡ ﺍﻟﻔﺎﺳﻘﻴﻦ

Hadaba umal wuxuu raadinayaa danahiisa gaarka ah dhulka gaalada baa dhabaqyo dhaa dheer ugu yaalaan mana doonayo in uu ka hijroodu wuxuu raadinayaa danahiisa gaarka ah

Asagoo hadlaya wuxuu yiri waa in aan raadinaa maslaxadeeyna mana aha in ay naqaado caadifaad iyo caro toona

Hadaba hadii umal doonaya in uu rasuulka alle ku dayo rasuulkeyna muxamade waxaa laga saaray gurigiisii,reekiisii.

Kenya oo ah dhul gaalo laguna fdhibaateeyo muslimiinta mombaasa ayaa daacaya gaaladii baariis ee Nabiga Nabad gelyo iyo naxaris dushiisa alla yeelee ka sameeyay sawir gacmeed asagoo sheegay in aysan habooneeyn waqtigaan in la dagaalamo.

Biyacade

Xigasho radioalfurqaan.com/?p=24812

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s