Maqaalka maanta! madaxweeynaha turkiga ayaa xamar ku soo beegan maalinta jimcaha | sababtu maxeey tahay!!!!!|

Madaxweeynaha turkiga ergadon ayaa xamar ku soo beegan 23 bishaan.

Ergadon ayaa maalinta jimcaha muqdisho u imaanaya si uu xariga uga jaro garoon cusub oo ay dhistay shirkad laga leeyahay turkiga.

Dhismaha garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho ayaa ku baxday aduun gaaraya 40 milyan oo doolar.

Turkiga oo mashaariic xoogan ka fuliyay magaalada muqdisho ayagoo gacanta ku haya garoonka diyaadaha muqdisho, iyo dekada muqdisho.

Turkiga waa dowladii ugu horeeyay ee soomaaliya gacanta u fidisay waqtiyadii abaaraha waxeeyna gargaar aan xad laheeyn siisay dhamaan dadkii abaaruhu baa’bi’iyeen ee koonfurta soomaaliya.

Hadaba turkigu ma dana gaar ah buu soomaali ka doonayaa!
Jawaabtu waa maya!!!
Turkigu waa wadan islaam sunni ah wuxuuna u gar gaaray walaalihiisa islaamka ah.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s