Nabiga wuxuu yiri nabad gelyo iyo naxariis dushiisa eebbe ha yeelee

ﺭﺳﻮﻝ ﺍﻟﻠﻪ ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ :
ﺳﺘﺎﺗﻰ ﻋﻠﻰ ﺃﻣﺘﻰ ﺳﻨﻮﺍﺕ ﺧﺪﺍﻋﺎﺕ ﻳﻜﺬﺏ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺼﺎﺩﻕ ﻭ ﻳﺼﺪﻕ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﻜﺎﺫﺏ ﻭﻳﺆﺗﻤﻦ ﺍﻟﺨﺎﺋﻦ ﻭ ﻳﺨﻮﻥ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻷﻣﻴﻦ ﻭﻳﻨﻄﻖ ﻓﻴﻬﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﻪ ‏) ﻗﻴﻞ ‏( ﻭﻣﺎ ﺍﻟﺮﻭﻳﺒﻀﻪ؟ ‏) ﻗﺎﻝ : ﺍﻟﺮﺟﻞ ﺍﻟﺘﺎﻓﻪ ﺍﻟﺴﻔﻴﻪ ﻳﺘﻜﻠﻢ ﻓﻰ ﺃﻣﺮ ﺍﻟﻌﺎﻣﺔ

[Waxaa dadka u iman doona sanado is dabo maris ah (oo mardabad badan) waxaa la rumeystaa beenlowga, waxaana (warkiisa) la beeniyaa runlowga, waxaa la aaminaa khaa’inka, waxaa khaa’in loogu yeeraa amiinkii (amaanada ku fiicnaa) waxaana u hadla (oo gartooda gooya) Arruweydiyah].
Waxaa la weydiiyay Rasuulka
SCWW waa maxay Al-Ruweydiyah, wuxuuna rasuulka SCWW uu yiri: Waa qofka aan qiimaha lahayn oo ka hadlaaya arrimaha dadwaynaha.
Warin kale ayaa waxay leedahay:(waa faasiq yare oo kahadlaya arimaha dadwaynaha).

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s