Muqdisho qaraxii dhaawacyaa oo kordgay

Muqdisho: Dhaawacii qaraxa oo kordhay
22 Sebtembar 2015 Markii ugu danbaysay ee la
cusbooneysiiyay 13:27 SGA 10:27 GMT
Maamulka isbitaalka Madiina ee magaalada
Muqdisho ayaa sheegay in ay ka soo raynayso
xaaladda caafimaad ee dhaawacyo ka badan
labaatan qof oo xalay la gaarsiiyay isbitalkaasi.
Dadka ayaa ku dhaawacmay qarax wayn oo ka
dhacay barta koontarool ee ugu horeysa ee laga
galo madaxtooyada Soomaaliya.
Dhaawacyada oo u badan kuwa culus ayay
dhakhaatiirtu sheegeen in lagu sameeyay intooda
badan qaliin, waxayna rajo ka muujiyeen in ay ka
kacaan dhaawacyada soo gaaray.
Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad
Aadan, oo saaka tagay isbitaalka Madiino ayaa
waraysi la yeeshay agaasimaha isbitalkaasi Dr
Maxad Yuusuf,
Wuxuu marka hore weydiiyay tirada dhawaacyada
ee ka soo gaaray qaraxii xalay ka dhacay
Muqdisho iyo xaaladdooda.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s