Ciidamada dowladda oo la wareegay Runilgood, maxaa siciid, Cad cadooy iyo cadaan laxeeu

Ciidamada dowladda ayaa la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobalka shabeellada dhexe.

Degmada runilgood oo ah deegaanka dhaca dhanka xeebta ayaa ah deegaan muhiim u ah Ciidamada dowladda oo howgallo baldhaaran ka wada gobalka.

Inta la ogyahay laba asgari ayaa ku geeriyootay dagaallo qaar ee ka dhacay deegaannada lala wareegay.

Alshabaab ayaa dhibaata xoog leh kala kulmay maamul gobaleedvyadii la aas aasay, Maadaama dhismaha maamul gobaleefyadu ahaa sidii loo wiiqi lahaa awoodda alshabaab waloow aan la eegin mustaqbalka soomaaliya oo raja xumo ku soo idlaan doona iyo bilaawga dagaal sokeeye ee dhexmara maamulaada qabaailka ku saleysan waa hadii laga itaal roonaado alshabaab e’.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s