Daawo sawiradda Dagaalkii runilgood iyo xasuuqii Ciidamada dowladda

Dagaal xoogan oo ay soo qaadeen alshabaab ayaa si xeeladeyaan ku xasuuqay alshabaab oo leh khubaru dhinaca dagaalka gaadmada loo yaqaanno.

Sida lawada ogyahay ciidamada dowladda ayaa dib ugurasho gala goorya dagaal dhab ah soo food saaro.

Alshabaab ayaa dagaalka ku bilaabay qaab aan laga filaneeyn ayagoo soo diray afar asgari kuwaasoo weeraray dhanka difaaca ciidamada dowlada.

Ciidamada dowlada ayaa vaqdan halka alshabaab uu wadada u galay ciidamadii baqdinta galay sidaana lagu xasuuqay ciidamadii oo kala garan waayay halka dagaalka ka socdo.
Asgarta dowlada ayaa si ugaarsasha loogu laayay hareeraha magaalada.

Halkaan ka daawo aawiradda.

Waaciidamii la xasuuqay ee Runil-good

image
Biyacade

Waa asgartii dowlada ee dagaalkii runil-good.

image
Biyacade
image
Biyacade
image
Biyacade

image

image
Biyacade
image
Biyacade
Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s