Alshabaab oo xasuuq ka geeystay deegaanka biyacade

Waxaa la dilay marxuum cadaay ismaan cabdi (cadaay baakaady) iyo aabihii waxaa kaloo meesba ku dhintay nin marti u ahaa reerka.
Shabaab ayaa kal sii horeeysay Marxuun cadaay u diray $10.00 dollar si uu karfan ugu iibsado maadaama ay dili doonaan.

lama oga waxa dhabta ah ee ka dambeeysa dilka loo geeystay reerka.
shabaab ayaa badanaa dadka u dila lacaga baad ah oo ay diidaan iyo arima la xiriira amar ku taagleyn joogta ah oo ay Tuulada ka wadaan.

Mana ah markii ugu horerysay e shabaabka biyacade geeystaan dil noocaan oo kala ah.

Alshabaab waa urur diimeed dagaal ka wada soomaaliya mana u aaba yeelaan dumar iyo rag toona.

  1. Alshabab waxaa hogaanka u haya ilma dhalin yara ah oo aan diinta aqoon durugsan u laehn iyo odayaal dhiigya cab ah.
  2. Alshabaab ayaa ka taliya dhamaan deegaanna leysku yiraah afarta tuulo.


Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s