Qaad ka dagay soomaaliya

 waxaa warbaahinta la hadlay wasiir jingili asagaa sheegay in soomaaliya wax qaad ah ka soo dagi karin laga bilaabo talaadada balse haatan magaalada Gaalkacyo waxaa buux dhaafiyay qaad ka yimid kenya.

Tani waxeey waji gabax ku tahay Dowlada dhexe ee soomaaliya oo aan laheeyn awood ay ku maamusho hawadeeda.

Isla shalay waxaa ka soo horjeestay warka wasiirka Maamulka Somaliland iyo pundland oo caada u ah had iyo jeer in ay khilaafaan nidaamka soomaaliya.

Si kastaba qaadka ayaa ka soo dagay Qardho,Gaalkacyo iyo laascaanood.

  • Wixii war ah ee ku soo kordha waxaad kala socon doontaan boggayada ee ah jaceeylka wordpress.com
Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s