Hiiraan miyeey ka maaranta jowhar

Ninka isu sheegaya ugaaska beesha xawaadle ahaana mid nin hogaamiye kooxeed yadii la soo hsaqeeyay ayaa caqabad ku nqoday dhisida maamul la doonayo in lagu mantaaneeyo baladweeyn iyo jowhar.

shabeellada dhexe waxa uu ka mid yahay goballada ugu hodan dalka soomaaliya waa gobal ku qanagsan beerashada wuxuuna leeyahay xaabta ugu dheer ee goballada soomaaliya.

hiiraan ayaan heeysan qax dakad ah waana dhul buuraaley ah balse ayafu waxeey isu aragtaa in ay is maareeyn kartaan. waxeeyna reer hiiraan gaar ahaanbeesha xawaadle dooneeysaa e gobalka shabeellada dhexe ay qeeyb muhiim leh ka qaadato hiiraanna la gooni noqoto.


dhanka kale abgaal ayaan iyana ka liidan dhanka xifaaltanka waloow ay abti u yihiin reer xawaadle hadana waxaan muuqan cisa iyo sharaf ay doonayaan reer hiiraan.

    1. Hiiraan miyeey ka maaranta jowhar

      Si kastaba waxaan sugnaa reef xawaadle iyo abgaal halka ay ku mantaanoobi lahaayeen.

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s