deeqsan cabdulaahi maxamad

Shariif adow sheikh
Jawaajir

Awalan asc marka xiga waxan jeclahy inan halkaan kaso gudubiyo 

Maanso yar o an jecleystay inaan dhalinta lawadaago 

Mansadan waxay katirsantahy qebta shiribka o an isku dayay 

Inan wax un ka taabto waana sidan


Sadex walxaado dha” kutaal

Dhaliilayaa dhalin yaroy


1) dhaqanki oon dhulka dhignaan

Dhaliilayaa dhalin yaroy


2) dhirta dalkoo an dhoofinaan

Dhaliilayaa dhalin yaroy


3) dhulkeenoo dhoof kadoor bidnaa

Dhaliilayaa dhalin yaro 


Dhibaato waa nagu dhacdee 

Hadhoofinee dhulkaga joog  


Sadex walxaado dha” kutaal

Dhalin yaroy dhageysanmaa 


1)  dhulkeena hooyo dheef mataal

Dhalin yaroy dhageeysamaa


2) dhaqaaqe dhul shisheeye aad 

Dhalin yaroy dhageeysanmaa 


3) dhulkeeni oo cadaw dhaxlaa 

Dhalin yaroy dhagaysanmaa 


Dhibaato waaba dhaxalnee  

Kadhiidhiya dhalin yaroy  


Wadani inaad noqo waa wax wayn 

Qof an wadini aheen wa qof nus qaana 

Noqo wadani waa horumarka dalkeena

Advertisements

Fikir kaada ka dhiibo

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s