Raaxada guurka

ninka naagtiisa waxa uu ku nacaa waxyaabo muhiim ah
taa soo basabta in uu guursado naag kale
Laaakin mid ogoow ma’ahan inaad fildarantahay ninkaaga wuxuu kuugu nacay
Ma’ahan inaad san weeyn tahay
Ma’ahan in timahaadu agayihiin
Ma’ahan in caloshaadu weeyntahay
Ma’ahan in naasahaado yar yar yihiin
Laakin waa tan muhiimada
1 Naagta aan nadiifin timaheeda mar walba waxeey sasabtaa ninka in uu dareenkiisa qaado urkaasi kacsan waayana
2 in aysan nadiifin jirkeeda qeeybta hoose oo mar walba laga dareemaa ur taa oo keenta in ninku ka sasao galmada
3 in aysan xiran dhar soo jiita dareenka ninkeeda marka ay kuwada sugan yihiin guriga kaa oo ah dhar aad ugu dhagan oo qafiif ah
4 in san marsan wax yaabaha udga goorta la seexanayo
5 in aysan xiirin shuukeeya ama bisaqa sida aadba u taqaan tinta hoose ka dhalata jirka qeeybtiisa hoose
6 in aadan cadeeysan oo mar walbaa afkaada uru
Dhamaan intaasi waxeey keentaa hoos u dhac ku yimaada nolosha qoyska saameeyana haweenta
Si aad u hesho ninkaada una damcin naag kale ha kaa caajisin nadaafada dhamaan guriga iyo jirkaada khaasatan jirkaada oo muhiim ah
waa in aadan mar walba ku reyin nin kaada har iyo habeen qeeylo aadan ladaba taag naanin

32 comments

  1. aniga aad ayan uga helaa raaxada misa wab hubaa in aan qancin karo qof aad udareen badan naagaha darenka badan sida suna ugudan ama fircooni pls ha igu soo darsadaan gabdhaha raaxada jecel si aan isku fahano aniga ayaa naag kale ka adeyn hadii eey tahay nag aad ukacsi badan wana kaa skype risaan77

    Liked by 1 person

  2. asc arimahan kuli wa sx wayo nagta hadey so urto ama ninka hudu so uro meshas ma raxa tala jwbto waa may nadafada aan ku dathan si liskuku so urin oo lokala cararin ok

    Like

  3. way jirtaa dhibkaasu aniga gabadh aan jeclahay oona wali guursan yaa leh til maamahan ee maxaan sameeyaa ila taliya walaalayaal

    Like

  4. Asc dhaman aniga waxn rawa sual ka baxsan muwducan taso ah ninkeyga mar walbo waxu idhaha hawsha guriga ha qawanin aniga qawanayo ayu ileyahay marku huwsha guriga guda galana ma yaqano habku uqawan laha marka ila taliya ninkeyga siden ujojiya arintas walalaha musliminta ah

    Like

  5. Ahmed Lucky
    waad mahad san tahay wll waana sax ragga intaa iney jcl yihin lkn anaga waxa naloga baahan yahay sidaa oo kale ileen iska soo qaad sidaada oo kale ileen ma jiro ruux jcyl intaa qof sameyay ragg ama dumarba waxaan dhihi lahaa ragoow ama dumarey dar yeela jirkiina ileen nadaafada waa iimanka barkii

    Like

Fikir kaada ka dhiibo